XARRAGADA RAGGA SOOMAALIYEED
Taysiir Brand
"Hoyga Xarragada Ragga"
Ka hel dukaanka rasmiga ah ee Taysiir Brand khamiisyada ugu casrisan, kabaha boot maqaarka ah, dhabco heer sare ah, iyo macawiisyada tayada sare leh ee Hargeisa.
100% Asal & Tayo SareLacag-bixin Marka Aad HeshoHargeisa & Gobollada

Qaybaha Alaabta
Dooro nooca alaabta aad doonayso inaad daawato ama iibsato
Marooyinka
Waxaa diyaar ah 1 shay oo xarrago leh
Waxaad daawanaysaa: Marooyinka
Tus Dhammaan Alaabta$15.00
Waa la hayaaAdeegga Jumlo & Tafaariiq
Ma Rabtaa Inaad Jumlo Ku Iibsato?
Taysiir Brand waxay bixisaa qiimo jaban oo jumlo ah ganacsatada iyo dukaamada doonaya inay dhar, kabo, iyo macawiis tayo sare leh ka iibsadaan Hargeisa iyo guud ahaan Somaliland.




