XARRAGADA RAGGA SOOMAALIYEED
Taysiir Brand
"Hoyga Xarragada Ragga"
Ka hel dukaanka rasmiga ah ee Taysiir Brand khamiisyada ugu casrisan, kabaha boot maqaarka ah, dhabco heer sare ah, iyo macawiisyada tayada sare leh ee Hargeisa.
100% Asal & Tayo SareLacag-bixin Marka Aad HeshoHargeisa & Gobollada

Qaybaha Alaabta
Dooro nooca alaabta aad doonayso inaad daawato ama iibsato
Alaabo Cusub
Waxaa diyaar ah 0 shay oo xarrago leh
Waxaad daawanaysaa: Alaabo Cusub
Tus Dhammaan AlaabtaWax natiijo ah lama helin
Fadlan isku day erey kale oo raadin ah
Adeegga Jumlo & Tafaariiq
Ma Rabtaa Inaad Jumlo Ku Iibsato?
Taysiir Brand waxay bixisaa qiimo jaban oo jumlo ah ganacsatada iyo dukaamada doonaya inay dhar, kabo, iyo macawiis tayo sare leh ka iibsadaan Hargeisa iyo guud ahaan Somaliland.




